The Somaliland Coast Guard has this month attended an online training on community involved law


The Somaliland Coast Guard has this month attended an online training on community involved law enforcement, carried out by EUCAP coast guard experts, on the ways Coast Guard officers can work together with communities to increase maritime security in #Somaliland.

Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa bishan hab online-ah kaga qaybgalay tababar ku saabsan fulinta sharciga oo ay bulshadu qeyb ka tahay, kaas oo ay bixinayeen khubaro dhanka ilaalada xeebaha ah oo ka socotey EUCAP. Tababarkan ayaa wuxuu ku saabsanaa qaababka ay saraakiisha ilaalada Xeebuhu ula shaqeyn karaan bulshada si loo kordhiyo amniga badda Somaliland.

News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *